
Ciidamo Itoobiyaan ah oo maanta galay Matabaan
Dowladda Itoobiya ayaa kumanaan ciidamo ah oo cusub soo gelisay gudaha Soomaaliya, gaar ahaan Gobollada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay maanta tageen degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, iyagoo tiradooda lagu sheegay inay guuto dhan yihiin, waxayna lug ku mareen gudaha magalada, iyadoo wata gadiida dagaal. Ciidamadan ayaa…