Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland oo la dhaawacay
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu dhaawacmay Wasiirkii Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar, kadib qarax ay la beegsadeen Alshabaab. Dhaawaca wasiirka ayaa yimid, kadib Qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay, kaasoo lala beegsaday saaka xilli uu ku sii jeeday degaanka Buulo Xaaji, isagoo la socday ciidamo gurmad ah ku...
Read more