Ciidamada ATMIS oo toddobaadkan banneeyay Laba Saldhig
iidamada Midowga Afrika ee ATMIS oo ka howlgala Soomaaliya ayaa toddobaadkan baneeyay laba Saldhig oo ka mida kuwa difaaca hore eedegaanada Alshabaab ku dhow, iyadoo xarumahaasi lagu wareejiyay ciidamada dowladda Soomaaliya. Saldhigii ugu danbeeyay waxay shalay ciidamada ka socda dalka Burundi ee fadhigoodu yahay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ku wareejiyeen Ciidanka Somaliya. Madaxa...
Read more