Guddoomiye ku xigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika oo la dilay
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, ayaa sheegaya in halkaasi duhurnimadii maanta lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika oo ahaa Aqoonyahan si weyn looga yaqaan Bahda Waxbarashada. Allaha u naxariistee Ustaad Khaalid Cali Khaalid ayaa Salaadii Duhur kadib dabley ku dishay gurigiisa hortiisa, isagoo la sheegay inuu markaasi kasoo Masjidkii uu...
Read more