Wararka

Shiinaha oo daah furay Internetka dunida ugu xawaaraha dheereeya

Shiinaha ayaa daahfuray inteerneetki ugu horreeyey oo ugu xawaaraha dheereeya dunida oo dhan, kaasoo xawaarahiisu uu yahay 1,200G halki ilbiriqsi (1.2T). Shir jaraa’id oo lagu qabtay jaamacada Tsinghua oo ku taalla magaalada Beijing oo loogu magac daray adeegga interneetka ee jiilka soo socda waxaa iska kaashaday Jaamacada Tsinghua, iyo shirkadaha HUAWEI iyo CERNET.COM. Wakaaladda wararka...
Read more

Wararka kale

Back To Top

Solverwp- WordPress Theme and Plugin